Moalimuufx.com Waa Madal waxbaraho oo loogu talogalay in ay cilmi iyo khibrad ka kororsadaan dadka Soomaaliyeed ee ku shaqaysta Xirfada Suuqa Sarifka Lacagaha Qalaad ee Forex. Website-kaan waxa uu la mataansanyahay Youtube Channelkeena @Moalimuufx oo ah meesha ay soomaali badan oo suuqaan guul ka gaartay ay kasoo bilaabeen safarkooda aqoon kororsi ee barashada xirfadaan.
Kusoo Dhawoow Moalimuufx.com
.
Hayaan Dhaqaale Iyo Hankobcin Ummadeed
-
Aqoon iyo Kalsooni Ku trade garee
-
Isku filnow keligaana Trade garee
-
Trading-ka ka dhigo ganacsi (Career)