Skip to main content

MoalimuuFx

⚠️ Ma jirto Wax Course ah Aniga aan Gado, Gabi ahaanba ma jirto Online ama offline meel ah aan dadka wax ku baro oo lacag laga bixiyo⚠️

Kusoo Dhawoow MoalimuuFx

Kusoo Dhawoow MoalimuuFx Moalimuufx Waa madal waxbarasho oo loogu talogalay in ay Aqoon iyo Khibrad ka kororsadaan dadka Soomaaliyeed ee barta kuna shaqaysta Xirfada Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad ee Forex.

180,000+

Traders Joined

Kusoo Dhawoow MoalimuuFx

Kusoo Dhawoow MoalimuuFx Moalimuufx Waa madal waxbarasho oo loogu talogalay in ay Aqoon iyo Khibrad ka kororsadaan dadka Soomaaliyeed ee barta kuna shaqaysta Xirfada Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad ee Forex.

180,000+

Traders Joined

Trading Strategy

Qawaaniin Iyo Nidaam dhamaystiran oo aad Si joogto ah aad ugu dhisi karto fursadaha suuqa ka jira

Risk Management

Shuruuc iyo Qawaaniin Ay ku caddahay Nidaamkaaga Risk management-iga iyo Hadafyada aad suuqa ka leedahay

Trading Routine

Jadwal iyo Qorshe joogto ah oo kugu hagaya sidii xirfada aad baratay ugu beddeli lahayd ganacsi

Trading psychology

Macluumaad kaa caawin kara sidii aad u baran lahady fahamka iyo xiriirka ka dhexeeya go'aamadeena suuqa iyo Dareemaha ay innagu reebi karaan

Waa Kuma Moalimuu

Abdiwali Ahmed Ali (Moalimuu) Waa Xirfadle Iyo Ganacsade ku shaqeeya Xirfada Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad ee loo yaqaan Forex. Moalimuu Waa Macalin iyo Hogaamiye bulshada Soomaaliyeed ka Caawiyay Sidii ay Iyaguna U baran lahaayeen uguna Shaqaysan lahaayeen Suuqa maaliyadeed Ee Dunida ugu Weyn.
Sidoo kale Moalimuu Waa Qoraa iyo Cilmi baare Si gaar ah wax uga Qora Mawduucyada u gaarka ah Dhalinyarada ku hawlan sidii ay Dunida horusocodka ah ay wax ula qaybsan lahaayeen.

Authorized Book Stores

Buugaagta waxaad ka helaysaa Book stores-kaan