Live Mentorship Webinars

Muuqaalkaan Waxa uu ahaa Live webinar aan ku Jirnay 16-kii November 2022โœ๐Ÿพ Qaybaha hore ee Muuqaalka waxaan ku sharaxayaa Laba qaab oo aad Backtesting ah oo aad suuqa ku samayn kartid iyo mid walba muhiimadiisa gaarka ah ee uu suu leeyahay, Sida oo kale waxaan xusay Tijaabada muhiimka kuu ah ee la rabo in aad naftaada marisid si aad u noqotid qof gacantiisu fariisatay oo System-ka ficil iyo ku celcelin ku daray โœ๐Ÿพ Qaybta Dambe ee Muuqaalka waxaan si qoto dheer ugu sharaxaynaa Trading Journal waxa uu yahay, sida loo sameeyo, iyo muhiimada uu ka qaadan karo guushaada aad suuqaan ka gaari kartidโœ๐Ÿพ Sida oo kale Ugu dambaynta waxaan muuqaalka kusoo gaba gabaynayaa In hab fiican loo fakaro oo Mindset-kaagu uu saxanyahay sida ay qayb weyn uga qaadato guushaada suuqa iyo in aad noqotid qof aan is dhiibin oo suuqaan guul la taaban karo ka keeni karaโœ๐Ÿพ๐Ÿ™Œ๐ŸพโœŠ๐Ÿพ