Muuqalkaan oo ahaa Live Zoom Webinar aan galnay 17-kii January 2023, ayaa ahaa zoom aan si gaar ah oo faah faahsan aan ugu dul istaagayno Tradeska aan galno kuwooda u baahan in jabin dambe laga sugo iyo kuwa ay tahay in aanan jabin dambe laga sugin iyo waxa ay ku kala duwanyihiin Sidoo kale Callkaan yar ee kooban waxaan ku xusyaaa qodob iyo talo aad ugu muhiim ah qof walba oo soo gaaray levelka ah in uu suuqa lacag ka sameeyo iyo muhiimada ay leedahay in aad Coachable ahaatid xataa markii aad lacag samaysay oo markaas aadba ugu baahi badantahay, xataa haddii adan Coach haysan iyo cid talo ku siisa waa in Xogtaada suuqa iyo khaladaadkii aad samaysay aad wax ka baranaysid oo ay ku coach garaynayaan