Muuqaalkaan oo ahaa Live Webinar aan Duubnay 5-tii January 2023 Waxaan kaga hadalnay dhowr qodob oo muhiim ah ✍🏾

Daqiiqadaha Hore waxaan si kooban u dul istaagnay Sharaxaada iyo Taxliilinta Fursadihii Markaas suuqa ka muuqday✍🏾

Qaybta Labaad ee Webinar-ka ayaan wakhtiga intiisa badan waxaan ku qaadaa dhignay qaabka ugu fudud ee loo samaysto Jadwal Shaqo oo kugu hagaya in aad noqotid Trader Suuqa ula dhaqma sidii Ganacsi Serious ah oo kale✍🏾

Ugu Dambaynta Waxaan Si faah faahsan u sharaxaya sida Suuqa loogu dagsado Qorshe cad oo kuu sheegaya Inta Pips ee aad maalintii suuqa kasoo raadsan kartid, iyo sida loogu Saleeyo qorshe guud oo Koox Trades ah aad markii ka wada fakarayso ee aadan Halkii trade walba gaarkiisa ugu qiimayn✍🏾