Muuqaalkaan oo ahaa Live webinar aan Duubnay 04-January -2023 ayaa ah mid iskugu jira Qodobo dhowr ah oo kuligood muhiim ah✍🏾✊🏾🙌🏾

Webinarka bilwogiisa waxaan si qoto dheer u dul istaagnay Sida suuqa Raadkiisa loo raaco, loona soo helo price action-ka markaa socda meeshii uu ka yimid si aysan kaaga khaldamin 15 mins trendiga socda iyo sida uu ku yimi iyo meesha uu ku dhammaan karo✍🏾

Qaybta dambe ee Webinarka waxaan si faah faahsan oo tusaalayaal badan wadata aan ugu sharaxayaa Sida Baahidaada shakhsiga ah ay u samaayn karto xaqiijinta iyo rumeynta iyo Hadafyada aad nolosha ka leedahay✍🏾

Gunaanadka muuqaalkana waxaan kaga hadlayaa Sida ay arimaha nolosha oo dhami isku saameeyaan, Sida aad u dhaqanto iyo qofka aad tahay noloshaada forex ka baxsan ayaa saamayn toos ah ku yeelan doonta guushaada suuqa iyo heerka aad ka gaari doontid✍🏾✊🏾🙌🏾